Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shir-madaxeedka Somalia iyo China


magaalada Beijing ee dalka Shiinaha waxaa ku suggan wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Soomaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, oo dalkaasi u tagay inay ka qeyb galaan Shirka iskaashiga Afrika iyo Shiinaha oo halkaasi ka bilaabmaya sadexda bishan.

Hase yeeshee shirkaasi ka hor ayaa waxaa kulmay Madaxweynaha Soomaaliya iyo dhigiissa Shiinaha Xi Jinping oo heshiisyo kala saxiixday.

Waxyaabihii ay ka wada hadleen iyo shirka iskaashiga Africa iyo Shiinaha ee Furmaya ayaa wariyeheenna Maxamed Cabdi Xassan uu ka wareystay.

Wasiirka ganacsiga Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, oo heshiisyadaa midkood u saxeexay dhinaca Soomaaliya.

Dhageyso Shirka Shiinaha
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:12 0:00

XS
SM
MD
LG