Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Isku-aadka Europa League oo La Sameeyay


Monaco Soccer UEFA Draw
Monaco Soccer UEFA Draw

Xiriirka kubadda cagta Yurub ayaa maanta soo saaray isku-aadka tartanka Europa League oo ah tartanka labaad ee ugu xiisaha badan dhinaca kubadda cagta Yurub.

Kooxo waaweyn ayaa tartanka sannadkaan ka qeybgalaya oo ay ka mid yihiin AC Milan, Chelsea, Arsenal, Sevilla iyo Bayern Liverkusen.
Hadda kooxaha ayaa waxaa loo kala qeybiyay group-yo waxana ay isu arki doonaan sidatan:

Group A: Bayer Leverkusen, Ludogorets, FC Zurich, AEK Larnaca
Group B: Red Bull Salzburg, Celtic, RB Leipzig, Rosenborg
Group C: Zenit St Petersburg, FC Copenhagen, Bordeaux, Slavia Prague
Group D: Anderlecht, Fenerbahce, Dinamo Zagreb, Spartak Trnava
Group E: Arsenal, Sporting CP, Qarabag, Vorskla
Group F: Olympiacos, Milan, Real Betis, Dudelange
Group G: Villarreal, Rapid Vienna, Spartak Moscow, Rangers
Group H: Lazio, Olympique Marseille, Eintracht Frankfurt, Apollon Limassol
Group I: Besiktas, Racing Genk, Malmo, Sarpsborg
Group J: Sevilla, Krasnodar, Standard Liege, Akhisar Belediyespor
Group K: Dynamo Kiev, Astana, Stade Rennais, Jablonec
Group L: Chelsea, PAOK, BATE Borisov, MOL Vidi

XS
SM
MD
LG