Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Balcad: Maleeshiyaad Weeraray Fariisin Ciidan


Maleeshiyaad hubeysan ayaa xalay weerar ku qaaday fariisin ay ciidamada dowladda Soomaaliya ku leeyihiin tuulada Xawaadleey, duleedka Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

Faahfaahinta weerarkaas ayuu wariyeheenna Nuur Xassan Nuur ka wareystay, gudoomiyaha tuuladasa Cabdulle Macaane Adeeroow.

Iska-hor-imaad ka dhacay duleedka Jowhar
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:05 0:00

XS
SM
MD
LG