Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Al-Shabaab oo Xalay Weerartay Magaalada Marka


Maleeshiyo ka tirsan ururka al-Shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday saldhig ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ay ku leeyihiin magaalada Marka ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Weerarkan ayaa ku soo beegmaya iyadoo dhawaantan ay magaalada tageen ciidammo xooggan oo ka tiran kuwa miltariga Soomaaliya.

Caasha Ibraahim Aaden ayaa dagaalkii xalay iyo xaaladda magaalada ka wareysatay, Cabdifitaax Xaaji Cabdulle, guddoomiye ku xigeenka maamulka Shabeelaha Hoose.

Dagaal xalay kadhacay Marka iyo xaaladda oo maanta deggan
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:17 0:00

XS
SM
MD
LG