Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dowladda Soomaaliya oo Dib-u-qaabayneysa Shaqaalaha Rayidka


Dawladda Soomaaliya ayaa ku guda jirta dib u habayn lagu sameynayo shaqaalaha rayidka ee dawladda. Haddaba halkee wax marayaan? Wariyaha VOA ee magaalada Nayroobi Yaasin Ciise Wardheere ayaa su’aashaas iyo kuwa kaleba weydiiyey Cabdiwali Xasan Maxamed oo dawladda Soomaaliya kala taliya arrimaha dib u habaynta shaqaalaha rayidka ah.

Dib u qaabeynta shaqaalaha rayidka ah ee Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:41 0:00

XS
SM
MD
LG