Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hargeysa oo Shirkad Ceymis Laga Furey


Inta badan khasaaraha ku yimaadda shirkadaha ganacsiga iyo dadkaba waxay ka soo kabashadoodu ku tiirsan yihiin nidaam ku dhisan dhaqan, kuwaas oo ay dhaqaalaha ururiyaan hadba cidda dhibtu ku timid. Hase ahaatee, waxa magaalada Hargeysa ku soo badanaya shirkadaha caymiska.

Yusur Aadan Abraar oo wakhtiyo kala duwan ka soo shaqaysay bangiyada, marna ahayd guddoomiyihii hore ee Bangiga dhexe ee Soomaaliya, ayaa ka mid ah dadka shirkadahaasi hirgeliyay.

Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa Yusur kula kulmay Hargeysa, waxaanu waydiiyay shirkaddan ay aas'aaseen.

Yusra Abraar oo Hargeysa ka furtey shirkad ceymis
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:47 0:00

XS
SM
MD
LG