Laanta dambi barista booliiska Soomaaliya ayaa sheegtay inay xabsiga dhigtay ilaa 28 xubnood oo ka tirsna booliiska Soomaaliya kuwaasi oo loo haysto eedo iskugu jira amar-diido iyo musuqmaasuq.
Warbxiintan waxaa Muqdishu nooga soo diray Xasan Kaafi Qoyste.