Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xildhibaannada Puntland oo mooshin ka geeyay shirkadda DP World


Boosaaso
Boosaaso

20 xildhibaan oo ka tirsan baarlamaanka Puntland ayaa maanta guddoonka baarlamaankaasi u gudbiyay mooshin ka dhan ah shirkadda DP world oo gacanta ku haysa dekedda Bossaso.

Warbixin arrintan ku saabsan waxaa Garoowe kasoo diray wariyaheenna Nuux Muuse.

Dhageyso warbixinta oo dhameystiran.
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:52 0:00

XS
SM
MD
LG