Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dr. Baaddiyow oo soo bandhigey buug ka hadlaya taariikhda Soomaaliya


Qoraaga Dr. Abdulraxmaan Baadiyow ayaa qorey Buug la magac baxay “Making Sense of Somali History” (Macneynta Taariikhda Soomaalida) oo ah buug ka hadlayo taariikhada Soomaaliya iyo arrimaha bulshada ayaa lagu soo bandhigay magaalada Edmonton ee dalka Canada.

Qoraaga buugaan ayaa sheegay in uu muhiim u yahay bulshada gaar ahaan ardeyda. Wariyaha VOA Xuseen Nuur Xaaji ayaa warkan kasoo direy magaalada Toronto.

Buug uu qorey Dr. Baaddiyow oo la soo bandhigay
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:57 0:00

XS
SM
MD
LG