Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kenya oo khafiiineysa ciqaabta qaxootiga


 Qaxooti Itoobiyaan ah oo jooga Dhadhab
Qaxooti Itoobiyaan ah oo jooga Dhadhab

Xaakimka maxkamda goholka Wajeer ee Waqooyi Bari Kenya ayaa shegay in ay khafiifiyeen xukunka dadka soo galootiga.

Qaxootiga ayaa marki hore lagu xakumi jiray laba sanno balse haatan waxaa laga dhigay 4 bilood.

Guddiga xaquuqul insaanka qaran ee Kenya oo socdaal ku ku jooga Wajeer ayaa xukunnadaasi horey uga hadlay. Warbixintan waxaa noo soo diray Maxamed Faarax Shire.

Dhageyso warbixinta qaxootiga
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:30 0:00


XS
SM
MD
LG