WASHINGTON. D.C —
Garaad Kulmiye Garaad Maxamed Garaad Dool oo ka mid ah waxgaradka dhulka ay Soomaalida degto ee Ethiopia ayaa VOA-da uga warramay colaadihi dhawaan ka dhacay magaalada Jigjiga.
Garaadka oo ku sugan magaalada Jigjiga ayaa waxaa khadka telefoonka ku wareystay Harun Macruf oo jooga Washington.
Facebook Forum