Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maktabad laga furay magaalada Garbahaarreey


Garbahaarey 3
Garbahaarey 3

Magaalada Garbahaarey ee Xarunta gobolka Gedo waxaa maanta laga furey maktabiddi u horeysay oo ah kuwa dadweynaha.

Furitaanka Matabadda Garbahaarey ayaa waxa ka qaybgaley wafuud isugu jirto siyaasiyiin, aqoonyahano, suugaan yahano iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.

Hadaba si aan faah faahin uga helno Maktabada Garbahaarey ayaa Jaamac Buulle Jaamac uu khadka telefoonka kula xiriirey Madaxa Maktabada Cabdimajiid Cali Gaas iyo Iimaan Cadow Kaarshe oo ah gudoomiyaha degmada Garbahaarey. Waxana uu ugu horeyn Cabdimajiid weydiiyey hindisaha maktabada sida uu ku yimid, marka hore.

Halkaan ka dhageysoo wareysiga.

MAKTABADDA GARBAHAAREY
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:20 0:00

Garbahaarey 2
Garbahaarey 2

Garbahaarey 1
Garbahaarey 1

Garbahaarey 3
Garbahaarey 3

XS
SM
MD
LG