Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dowladda Soomaaliya oo Dhaqaajisay Golaha Dhaqaalaha Qaranka

Ra'isulwasaare Kheyre oo jooga goobta Golaha Dhaqaalaha looga dhawaaqay
Ra'isulwasaare Kheyre oo jooga goobta Golaha Dhaqaalaha looga dhawaaqay

Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho uga dhawaaqday Golaha Dhaqaalaha Qaranka kaasoo bishii July ee la soo dhaafay lagu yagleelayWareegto Madaxweyne.

Faah-faahinta warbixintaan waxaa Muqdisho kasoo diray, Xasan Kaafi Qoyste.

Dhageyso warbixinta Golaha Dhaqaalaha Dowlada
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:39 0:00

XS
SM
MD
LG