Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Siyaasiga C/raxman C/shakur oo la kulmay jaaliyadda Soomaalida Virginia


Siyaasiga Cabdiraxman Cabdishakur oo salaamaya taageerayaashiisa gobolka Minnesota
Siyaasiga Cabdiraxman Cabdishakur oo salaamaya taageerayaashiisa gobolka Minnesota

Siyaasiga Cabdiraxman Cabdishakur Warsame ayaa xalay la kulmay qaar ka mid ah Jaaliyada Somalida ah ee ku dhaqan gobolka Virginia ee duleedka magaalada Washington.

Kulanka oo ka dhacay magaalada Fulls Church ee gobolka Virginia ayay jaaliyadda reer Virginia su'aalo ku weeydiiyeen siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo sidoo kalana ah gudoomiyaha xisbiga Dal-jir.

Haddaba, Sahra Cabdi Axmed oo kulanka joogtay ayaa warbixintaan innooga diyaarisay.

Dhageyso warbixinta C.C. Warsame
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:43 0:00

XS
SM
MD
LG