Dowladaha Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa qaatay mowqif taageero oo ay ku taageerayaan Sacuudiga, khilaafka kala dhaxeeya Canada.
Wariyaha VOA Maxamed Colaad Xassan ayaa khadka taleefanka ee gobolka Virginia duleedka Washgington kula xiriiray Cabdiqafaar Cabdi Wardheere, oo ah aqoonyahan bartay xiriirka caalamiga ah kana faalooda arrimaha caalamiga ah.