Qalalaasihii maalmihii dhawaa ka taagnaa magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya, ayaa waxa uu saameyn ku yeeshay, ganacsigii iyo dhaqdhaqaaqii magaalooyinka Wajaale iyo Jigjiga.
Maanta ayaa waxaa si rasmi ah u bilowday isu socodka gaadiidka iyo shacabka isaga kala gooshaya labadaa magaalo. Wariyaha VOA Sagal Mustafe Xassan ayaa warbixintan ka soo dirtay Hargeysa.
Facebook Forum