Ugu yaraan 15 ruux ayaa ku geeriyootay tiro intaasi ka badanna way ku dhaawacmeen dagaal beeleed maalmihii la soo dhaafay ka dhacayay deegaanno hoos taga magaalada Kismaayo ee xarrunta gobolka Jubbada Hoose.
Dagaaladan ayaa ka dhashay muran la xiriira lahaanshaha dhul. Wariyaha VOA Khadar Maxamud Xareed ayaa warbixintan ka soo diray Magaalada Nayroobi.
Facebook Forum