Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararki ugu Danbeeyay ee Xaaladda magaalada Jigjiga


Yunivarsiitii Jigjigaa
Yunivarsiitii Jigjigaa

Xaaladda magaalada Jigjiga oo shalay ay ka dhaceen shaqaaqooyin ay dad ku dhinteen kadib marki ay ciidamada milatariga Itoobiya magaalada galeen ayaa maanta xasilloon.

Waxaa soo baxaya khasaaraha ka dhashay shaqaaqooyinka, iyadoo maamulka deegaanka ay sheegeen in ay dhinteen ku dhawaad 30 ruux oo u badan Soomaali.

Wariyaha VOA-da Nuur Bukhaari ayaa khadka telefoonka ee magaalada Jigjiga kula xiriiray Khadar Cabdi Ismaaciil oo ah Madaxa Xarunta Dhexe ee Xisbiga Dimoqraadiga Shacabka Itoobiya. Waxaana uu ugu horrayn weydiiyey xaaladdu maanta sida ay tahay?

Dhageyso wareysiga Nur ee Jigjiga
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:55 0:00

XS
SM
MD
LG