Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bannaabax Lagu Diidanyahay Dilalka oo Muqdisho ka Dhacay


Bannaanbax ka dhan ah dhalinyarada oo Muqdisho ka dhacay

Bannaanbax looga soo horjeedo dilalka qorsheysan ee ka dhanka ah dhalinyarada haldoorka bulshada ah ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.

Faah-faahinta warkaan iyo ciidanka dowladda oo dilay laba nin oo ka tirsanaa Al Shabaab, waxaa Muqdisho kasoo diray wariyaheenna Cabduqadir Maxamed Cabdulle.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:27 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG