WASHINGTON. D.C —
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha todobaakan waxaa marti ku ah, Wasiirka Maaliyadda dalka Jabuti, Ilyas Muse Dawale.
Waxaa soo diyaarisay soona jeedineysa, Sahra Cabdi Axmed.