Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qarrax Ka Dhacay Magaalada Afgooye


Qarax

Hal qof oo rayid ah ayaa ku dhintay laba kalana dhaawacyo ayaa soo gaaray kaddib qarrax maanta ka dhacay magaalada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Qarraxa ayaa ka dhacay baabuur daba socday kolonyo gaadiid ah oo ay la socdeen ciidamo ka tirsan millatariga Soomaaliya kuwaas oo marayay meel u dhaw Wakaaladdii hore ee Biyaha oo haatan saldhig u ah ciidamo ka tirsna dawladda.

Faah-faahinta qarraxan ayay Casha Cuud ka wareystay Cali Nuur Maxamed, Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Shabeellada Hoose.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:16 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG