Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xaaladda Jigjiga oo Caawa Xasilloon


Yunivarsiitii Jigjigaa
Yunivarsiitii Jigjigaa

Xaaladda magaalada Jigjiga ayaa caawa xasiloon kadib marki ay saakay magaalada la wareegeen ciidamo ka tirsan milatariga dowlada federaalka Itoobiya.

Arrintaasi ayaa sababtay in rabshado ay ka billowdaan gudaha magaalada, kuwaas oo la sheegay in ay sababeen dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad isugu jira Soomaali iyo Oromo.

Waxaa kale oo la sheegay in la bililiqeystay hanti gaar ah isla markaana la gubay kaniisad ku taalla magaalada Jigjiga.

Warbixintaan waxaa ka diyaariyay wariyaha VOA-da Nur Hassan Nur Bukhari.

Halkaan ka dhageyso warbixinta Jigjiga
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:08 0:00

XS
SM
MD
LG