Ka dib isbeddelada ka socda Geeska Afrika, dawladda Soomaaliya sidee ayey iskugu dheellitiri kartaa la saanqaadka isbeddellada gobolka iyo xasilinta siyaasadda iyo amniga gudaha? Madaxa hay’adda cilmi-baarista Heritage ayaa u sheegay VOAda in Madaxweynaha Soomaaliya looga baahanyahay wax ka qabashada siyaasadda gudaha.
Cabdirashiid Khaliif, Madaxa Hay'adda ayaa sheegay in ay muhiim tahay wadahadalka Soomaalilnad, xal u helidda Tukaraq iyo wada hadal lala furo Al shabaab. Waxa uu u warramay weiryahayaga Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.