Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida: Cabdisalaan Yuusuf Guuleed


Martida Makrafoonka

Barnaamijka Martida Makrafoonka waxa uu ku saabsan yahay qorshayaasha cusub ee sugidda amniga magaalada Muqdisho ee golaha wasiirada ay ka doodeen. Barnaamijka waxaa marti ku ah Cabdisalaan Yuusuf Guuleed oo ahaa taliye ku xigeenkii NISA, qeybta howlgallada.

Waxaa barnaamijka soo jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:15:37 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG