Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Nin Daacish ah oo xukun lagu riday


Shuute
Shuute

Jaamac Xuseen Xasan oo lagu helay inuu ka tirsan yahay ururka Daacish ayaa maanta maxkamadda milatariga waxay ku xukuntay xabsi daa’in.

Jaamac ayaa bishii April laga soo qabtay meel u dhow magaalada Afgooye xilli uu duugayey waxyaabaha qarxa.

Jaamac ayaa maxkamadda u sheegay inuu ka tirsan yahya Daacish kana soo qaybqaatay dagaallada kooxdaasi ka gashay Puntland.

Waxaa kale oo maxkamadda la keenay caddaymo kale oo eedaha lasoo jeediyey la xiriirinayey Jaamac Xuseen Xasan. Xukunka maxkamadda waxaa ku dhowaaqay Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute Guddoomiyaha Maxkamada Darajada Koowaad ee Ciidanka Qalabka.

Nin Daacish ahaa oo xukun lagu riday
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:25 0:00

XS
SM
MD
LG