Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta magaalada Hargeysa kaga hadlay deeqda dalalka Iskaashiga la leh Somalia ay uga dhawaaqeen shirka Brussels.
Wuxuu sheegay in Somaliland aysan deeqahaasi siisan doonin rabitaanka shacabkeeda.
Faah-faahinta warkaan waxaa inoo haya Cabdixakim Maxamuud Shirwac.