Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faysal Waraabe iyo Shirkii Brussles


Faysal Cali Waraabe
Faysal Cali Waraabe

Gudoomiyaha xisbiga UCID ee Somaliland Faysal Cali Waraabe oo ka qeybgalay shirki dhinacyada Soomaalida iyo beesha caalamka ugu soo gaba gaboobay Magaalada Brussles ayaa la hadlay VOA.

Harun Macruuf oo ku sugan Washington ayaa khadka telefoonka kula xiriiray Guddoomiyaha UCID Fyasla Cali Waraabe, waxaana uu ugu horrayn weydiiyey sida ay ku tageen shirkaasi.

Dhageyso wareysiga oo buuxa
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:26 0:00

XS
SM
MD
LG