Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland: Kama qeyb galin shirka Brussels


Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in aanay ka qaybgalin, isla markaana aanay jirin cid xukuumadda metelaysa oo ka qaybgashay shirka Soomaaliya ee dalka Belgium-ka.

Wasiirka Arrimaha dibedda Dr. Sacad Cali Shire oo maanta warbaahinta kula hadlay Hargeysa, ayaa sidoo kale ka warbixiyay kulan dhexmaray isaga iyo wasiirka arrimaha dibedda ee Itoobiya.

Shirkaasi jaraa'id ka dib, ayaa weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye uu wasiirka ka waraystay arrimo ay ka mid yihiin wada-hadalladii Soomaaliya iyo Somaliland, ugu horrayna wuxuu waydiiyay waxay ka wada hadleen wasiirka khaarajiga Itoobiya.

Somaliland: Kama qeyb galin shirka Brussels
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:27 0:00

XS
SM
MD
LG