Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qeybdiid oo ka hadlay duqeyntii 1993-kii ee Muqdisho


Cabdi Qeybdiid
Cabdi Qeybdiid

Diyaaradaha Maraykanka ayaa 12-kii July 1993 duqeyn ku bartilmaameedsaday guri ku yaallay magaalada Muqdisho oo ay ku shirayeen qaar ka mid ahaa taageerayaashii General Maxamed Faarax Caydiid, oo xilligaasi dagaal uu kala dhaxeeyay ciidamada Maraykanka ee Somalia ku sugnaa.

Duqeyntii waxaa ku dhintay dad ka badan 70 qof oo u badnaa odoyaal iyo indheer-garad.

Haddaba duqeyntaasi oo ay ka soo wareegatay 25 sanadood, ayaa sida ay u dhacday uu weriyaheena Jacfar Kukay wuxuu ka wareystay Abdi Xasan Cawaale Qeybdiid, oo ka tirsan aqalka Senate-ka, ka na mid ahaa sarkiishii la shaqeynayay General Caydiid ee xilligaas ku sugnaa gurigii la duqeeyay.

Qeybdiid oo ka hadlay duqeyntii 1993-kii ee Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:42 0:00

XS
SM
MD
LG