Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciidamo iyo Shabaab ku dagaalaamy Sanguuni


Ciidamada dowladda

Dhinaca kalena ugu yaraan saddex ka tirsan ciidamada dawladda iyo laba ka tirsan Al-Shabab ayaa ku dhintay iska horimaad culus oo shalay gelinkii dambe ka dhacay meel u dhow degaanka Sanguuni ee Jubbada Hoose.

Wararka qaar oo laga helayo dagaalka ayaa tirada dadka ku dhintay intaasi ka badinaya.

Haaruun Macruuf ayaa dagaalkan ka waraystay Mukhtaar Cabdi Maxamed oo ah taliye urur kuna sugan Sanguuni.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:46 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG