WASHINGTON. D.C —
Kulan ay isku baranayeen shaqaalaha Soomaalida ah ee u shaqeeya Dowlada Hoose ee magaalada Minneapolis ee dalkan Mareykanka ayaa shalay ka dhacay gobolka Minnesota.
Wariyaheena Jaamac Buulle Jaamac oo safar shaqo u joogo magaaladaasi ayaa shirka ka qaybgaley, warbixintana nooga soo direy.