Ku xigeenka ergayga gaarka ah ee Qaramada Midobay ee Soomaaliya Peter De Clercq ayaa idaacadda VOA waraysi uu siiyey ku sheegya inana weli heshiis laga gaadhin in si rasmi ah loogu hehsiiyo qorshaha gaarka ah ee mucaawaimada Somaliland.
Dhowaan ayay soo baxday in beesha caalamka iyo dawladda Soomaaliya ay ku kala aragti duwan yihiin arrintaas iyada oo dawladda Soomaaliya ay doonaysay in meesha laga saaro qorshaha gaarka ah ee Somaliland muwaacimada ku hesho, beesha caalamkuna ay ku adkaysatay inuu sii socdo.
Warbixino uu Haaruun Macruuf ka diyaariyey wareysiga Peter De Clercq hoos ka dhageyso.