Iyadoo inta badan dalalka dibedda loo tego daweynta xannuunada qaarkood, ayaa waxa magaalada Hargeysa maanta laga furay cisbital fulinaya adeegyadaas qaarkood.
Isbitalka ayaa adeegyada uu fulin doono, waxaa ka mid ah qalliinada maskaxdu.
Isbitalkan oo dhismihiisu wakhti qaatay, ayaa weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye wuxuu ka waraystay Dr. Maxamed Cabdi Gabboose oo ah aasaasaha Cisbitalkan Haldoor.