Maamulka iyo dadka ku nool degmada Cabudwaaq ee gobolka Galguduud ayaa kullan ay yeesheen isku afgartay qaadista canshuurta si loogu horumariyo amniga iyo nolosha magaalada.
Wariyaha VOA-da Cabdiwaaxid Macalin Isaaq ayaa warbixintan ka soo diray Gaalkacyo.