Magaalada Growe waxaa maanta ka furmay kalfadhigii 41-aad ee Golaha wakiillada Puntland.
Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo kalfadhigan furay ayaa ku dheeraadaady colaadda Sool ee Puntland iyo Soomaaliland
Wariayaha VOADa Nuux Muuse Birjeeb ayaa warbixintan noo soo diray.