Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Booliska isku dhafka ah ee Gaalkacyo oo dad xiray


Gaalkacyo
Gaalkacyo

Waxaa soo kordhaya wada shaqeynta ay muujinayaan ciidamada booliska ee magaalada Gaalkacyo, gaar ahaan dhinaca suggidda ammaanka iyo ka hor tagista rabshado mar kale magaaladaa ku soo celin kara dagaallo ku dhex maray dhinacyada Galmudug iyo Puntland.

Wada shaqeyntaas waxaa ugu dambeeyay booliska Galmudug oo maanta rag soo qabqabteen ku wareejiyay booliska maamulka Puntland.

Wariyeheenna Cabdiwaaxid Macalin Isxaaq ayaa warbixintan ka soo diray magaalada Gaalkacyo..

Booliska isku dhafka ah ee Gaalkacyo oo dad xiray
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:02 0:00

XS
SM
MD
LG