Hey’adda Daryeelka Carruurta ugu qaabilsan Qaramada Midoobay ee UNICEF ayaa ka digtay in roobabki cuslaa iyo fatahaadihi ku dhiftay Soomaaliya ay khatar aad u sarreysa oo cudurro iyo dhimasha ah u keenayaan boqolaal kun oo carruur Soomaaliyeed ah.
Warbixintaan waxaa Geneva kasoo dirtay Lisa Schlein, waxaa soo jeedinaya Nur Bukhaari.