Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wariye Maxamed Aadan Teerra oo London ku Geeriyooday


Adan Terra

Allaha u naxariistee, Maxamed Aaden Xirsi Teerra oo ka mid ahaa weriyayaasha rug caddaaga ah ee Soomaaliya ayaa maanta ku geeriyooday cisbitaal ku yaalla magaalada London.

Madaxa Laanta Af-Soomaaliga Cabdiraxmaan Yabarow, iyo dhammaan bahda VOA waxay ka tacsiyeynayaa geerida Marxuum Terra, waxayna Eebe uga baryayaan inuu jannadii Fardowso ka waraabiyo.

Dhinaca kale, geerida, Allah u naxariistee wariye Teerra, iyo shaqsiyaddiisii ayaa Ibrahim Xasan Dandureey uu wax ka weydiiyay qaar ka mid ah rugcaddaga wariyayaasha Soomaaliyeed oo ay iskala soo shaqeeyeen Radiyo Muqdisho ee madaxa laanta Afka Soomaaliga ee VOA, Cabdiraxman Yabarow, Maxamud Sheekh Axmed Dalmar, Saciid Faarax Yare, Cabdinuur Sheekh Maxamed Isxaaq, Yaasiin Ciise Wardheere, Cabdulqaadir Maxamed Mursal, iyo Maxamud Cabdi Cali Ducaale, waxaa hadlka ku horeynaya Maxamuud Sheekh Axmed Dalmar.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:15:35 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG