WASHINGTON. D.C —
Waxaa lagu wadaa inuu maanta ka furmo magaalada Baydhabo shirka Golaha Amniga Qaranka Soomaaliya.
Shirkaan ayaa waxaa ka qeybgalaya Ra'isulwasaaraha Soomaaliya, iyo madaxda maamul goboleedyada dalka.
Warbixintan waxaa noo soo diray wariyaheenna Baydhabo Mukhtaar Maxamed Catoosh.