Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka

Barnaamijka Dhacdooyinka ee toddobaadka waxaan ku soo qaadanaynaa dhalinyaradii toddobaadkan laga soo celiyey dalka Libya, kuwaas oo soo gaaray magaalada Muqdisho.

Barnaamijka oo ka kooban qodobkaas iyo kuwo kale ayaa waxaa soo jeedinaya Jamaal Axmed Cusmaan.

Dhageyso Barn. Dhacdooyinka
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:29 0:00

XS
SM
MD
LG