Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Liiska xiddigaha Morocco ee koobka adduunka


Morocco
Morocco

Macallinka reer France ee layliya xulka kubadda cagta dalka Morocco, Hervé Renard ayaa magacaabay cayaartoyda dalkaas u matalaya koobka adduunka, oo dalka Ruushak ka furmaya 14-ka bishan.

Goolhayeyaasha: Mounir El Kajoui (Numancia), Yassine Bounou (Girona), Ahmad Reda Tagnaouti (Ittihad Tanger).

Daafacyada: Mehdi Benatia (Juventus), Romain Saiss (Wolves), Manuel Da Costa (Basaksehir), Badr Benoun (Raja Casablanca), Nabil Dirar (Fenerbahce), Achraf Hakimi (Real Madrid), Hamza Mendyl (LOSC).

Qad-dhexleyaasha: M'barek Boussoufa (Al Jazira), Karim El Ahmadi (Feyenoord), Youssef Ait Bennasser (Caen), Sofyan Amrabat (Feyenoord), Younes Belhanda (Galatasaray), Faycal Fajr (Getafe), Amine Harit (Schalke 04).

Weeraryahanada: Khalid Boutaib (Malatyaspor), Aziz Bouhaddouz (Saint Pauli), Ayoub El Kaabi (Renaissance Berkane), Nordin Amrabat (Leganes), Mehdi Carcela (Standard de Liege), Hakim Ziyech (Ajax).

XS
SM
MD
LG