Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Nairobi: Farmaajo iyo Uhuru oo Kulmay


Madaxweynayeyaasha wadamada Soomaaliya iyo Kenya oo kullan ku yeeshay magaalada Nairobi ayaa ka wada hadlay arrimaha muranka badan dhaliyay ee xuduudaha labada dal iyo sidoo kale la dagaalanka arggagixisada.

Kulanka Farmaajo iyo Uhuru ayaa imaanaya kadiib wafdi uu hogaaminayay madaxweyna Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo shalay booqosho rasmi ah ku tagay xarunta dalka Kenya.

Warbixin arrintaas ku saabsan waxaa inoo haya wariyaha VOAda Khadar Maxamuud Xareed.

Dhageyso Booqashada Farmaajo
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:15 0:00

XS
SM
MD
LG