Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: 3 qof oo dil toogasho lagu xukumay


Qarax
Qarax

Maxkamadda milatariga Soomaaliya ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay saddex nin oo ka tirsan ururka Al-Shabaab

Saddexdan nin ayaa lagu eedeeyey inay qayb ka ahaayeen weerarkii lagu qaaday hoteelka Naasa Hablood 2, ee dhacay 28-kii bishii October, ee sannadkii hore.

Weerarkaas ayaa waxaa ku dhintay dad badan oo iskugu jiray xildhibaanno, rayid iyo shaqsiyaad kaleba.

Warbixintan waxaa Muqdisho nooga soo diray Xasan Kaaqi Qoyste.

Muqdisho: 3 qof oo dil toogasho lagu xukumay
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:24 0:00

XS
SM
MD
LG