Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dilalka qorsheysan oo ku sii kordhaya Muqdisho


Muqdisho
Muqdisho

Bishan Ramadaan waxaa kordhay dilalka qorshaysan ee loo gaysanayo ciidamada amniga, odayaasha, shaqaalaha dawladda, ganacsatada iyo rayidka kaleba, ee magaalada Muqdisho.

Dilalkan ayaa waxaa mas’uuliyaddooda sheegta kooxaha mintidiinta ee dagaalka ku jira dowladda.

Dilalkii ugu dambeeyey ee dhacay 24-kii saac ee lasoo dhaafay, waxaa Muqdisho nooga soo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Dilalka qorsheysan oo ku sii kordhaya Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:00:51 0:00

XS
SM
MD
LG