Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sanad kadib xiisadda Khaliijka iyo Soomaaliya


Toddobaadka dambe ayey ku buuxdaa sannad markii waddamada Sucuudiga, Baxrayn, Imaaraadka iyo Masar ay cunaqabatayn go’doomin kusoo rogeen dalka Qadar iyaga oo ku eedaynaya in waddankaasi uu taageero argagixisada.

Qadar ayaa iyadu beenisay eedayntaasi. Waxay kaloo diiday dalabaad uga yimid waddamada ay deriska yihiin oo ahaa inay xirto telefiishanka Al-Jazeera.

Dhinaca kale, khilaafka siyaasadeed ee gacanka waxa uu si weyn u saameeyey waddamo ay Soomaaliya ka mid tahay. Maxamed Cabdi Xasan ayaa arrrimahan ka waraystay Maxamed Cali Biixi oo ah Saxafi ku nool magaalada Riyadh ee dalka Sacuudi Careebiya.

Sanad kadib xiisadda Khaliijka iyo Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:40 0:00

XS
SM
MD
LG