Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sharci ma tahay xil ka-qaadista guddoomiyaha Maxakamdda Sare?


Dastuur
Dastuur

Khilaaf cusub ayaa ka dhashay tallaabo uu madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmajao shalay xilka kaga qaaday guddoomiyihii Maxkamadda Sare Ibraahim Iidle Sulaymaan, isagoo xilkaasi u magacaabay Baashe Yusuf Ahmed.

Hase yeeshee Ibraahim Iidle Sulaymaan ayaa ku gacansayray xil ka qaadistaas, waxaana uu sheegay inaysan ahayn mid sharciga loo maray.

Haddaba muxuu dhigayaa sharciga Soomaaliya iyo dastuurka, marka ay noqoto xil ka qaadista guddoomiyaha maxkamadda sare? Su’aalahaas iyo kuwo kale ayaa Jacfar Kuukaay uu hordhigay sharciyaqaan Maxamed Xasan Maxamuud Marooko oo ku sugan London.

Sharci ma tahay xil ka-qaadista guddoomiyaha Maxakamdda Sare?
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:01 0:00

XS
SM
MD
LG