Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Liiska cayaartoyda Masar ee koobka adduunka


Masar
Masar

Waxaa la magacaabay liiska 29 cayaaryahan oo horudhac ah, oo dalka Masar uga qeyb galaya koobka aduunka ee bisha dambe furmaya. Tababare Héctor Cúper ayaa la filayaa inuu liiska kasoo reebo 23 cayaartoy.

Haddaba hoos ka aqriso magacyada.

Gool-hayeyaasha: Essam El-Hadary (Al Taawoun), Mohamed El-Shennawy (Al Ahly), Sherif Ekramy (Al Ahly), Mohamed Awad (Ismaily).

Daafacyada: Ahmed Fathi (Al Ahly), Saad Samir (Al Ahly), Ayman Ashraf (Al Ahly), Mahmoud Hamdy (Zamalek), Mohamed Abdel-Shafy (Al Fath) Ahmed Hegazi (West Brom), Ali Gabr (West Brom), Ahmed Elmohamady (Aston Villa), Karim Hafez (RC Lens), Omar Gaber (LAFC), Amro Tarek (Orlando City).

Qad-dhexleyaasha: Tarek Hamed (Zamalek), Mahmoud Abdel Aziz (Zamalek), Shikabala (Al Raed), Abdallah Said (KuPS), Sam Morsy (Wigan), Mohamed Elneny (Arsenal), Kahraba (Ittihad), Ramadan Sobhi (Stoke City), Mahmoud "Trezeguet" Hassan (Kasimpasa), Amr Warda (Atromitos).

Weeraryahanada: Marwan Mohsen (Al Ahly), Ahmed Gomaa (Al Masry) Ahmed "Koka" Mahgoub (SC Braga), Mohamed Salah (Liverpool).

XS
SM
MD
LG