Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Magacyada xulka England ee koobka adduunka


Tababaraha xulka Ingiriiska, Gareth Southgate ayaa ku dhawaaqay liiska magacyada cayaartoyda dalkaas uga qeyb-galaya koobka adduunka ee bisha June 14-keeda ka furmay dalka Ruushka, waxayna kala yihiin:-

Gool-hayeyaasha: Jordan Pickford (Everton), Jack Butland (Stoke City), Nick Pope (Burnley).

Daafacyada: Kyle Walker (Manchester City), John Stones (Manchester City), Harry Maguire (Leicester City), Danny Rose (Tottenham), Trent Alexander-Arnold (Liverpool), Ashley Young (Manchester United), Gary Cahill (Chelsea), Phil Jones (Manchester United), Kieran Trippier (Tottenham).

Qad-dhaxleyaasha: Jordan Henderson (Liverpool), Eric Dier (Tottenham), Dele Alli (Tottenham), Jesse Lingard (Manchester United), Raheem Sterling (Manchester City), Ruben Loftus-Cheek (Crystal Palace), Fabian Delph (Manchester City).

Weeraryahanada: Harry Kane (Tottenham), Jamie Vardy (Leicester City), Marcus Rashford (Manchester United), Danny Welbeck (Arsenal).

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG