Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kheyre oo wasiiro cusub magacaabay


Ra'iisal Wasaaraha Dawladda Federaalka Somalia, Xasan Cali Kheyre ayaa xalay fiidkii magacabay 6 wasiir, wasiiro ku xigeeno iyo wasiiro dowlayaal ay hore boosaskoodu u banaanaayeen.

Wasiirada wasaaradahooda la magacabay ayaa kala ah Gaashaandhiga, Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka, Biyaha iyo Tamarta, Warfaafinta, Howlaha guud iyo Guriyeynta, iyo Diinta iyo Awqaafta.

Wasiirada la magacabay waxaa ka mid ah Cabdi-Fataax Ibraahim Geesey oo loo magacaabay Wasiirka Howlaha Guud iyo Guriyeynta.

Sahra Cabdi Axmed ayuu ugu horeyn uga waramay xilka loo magacabay.

Dhageyso Wareysiga Wasiir Geeseey
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:13 0:00

XS
SM
MD
LG