Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xulka Portugal ee koobka adduunka oo la shaaciyey


Tababaraha xulka kubadda cagta Portugal, Fernando Santos ayaa magacaabay xulka 23-ka cayaartoy ka kooban ee dalkaas uga qeyb galaya koobka kubadda cagta adduunka ee lagu qabanayo Ruushka.

Xulka la magacaabay ayaa waxaa ka maqan cayaaryahanno badan oo ka mid ah kuwii dalkaas u qaaday koobka qaramada Yurub.

Goolhayayaasha: Anthony Lopes (Lyon), Beto (Goztepe), Rui Patricio (Sporting Lisbon)

Daafacyada: Bruno Alves (Rangers), Cedric Soares (Southampton), Jose Fonte (Dalian Yifang), Mario Rui (Napoli), Pepe (Besiktas), Raphael Guerreiro (Borussia Dortmund), Ricardo Pereira (Porto), Ruben Dias (Benfica)

Qaddhexlayaasha: Adrien Silva (Leicester), Bruno Fernandes (Sporting Lisbon), Joao Mario (West Ham), Joao Moutinho (AS Monaco), Manuel Fernandes (Lokomotiv Moscow), William Carvalho (Sporting)

Weeraryahanada: Andre Silva (AC Milan), Bernardo Silva (Manchester City), Cristiano Ronaldo (Real Madrid), Gelson Martins (Sporting Lisbon), Goncalo Guedes (Valencia), Ricardo Quaresma (Besiktas)

XS
SM
MD
LG